Notice: Use of undefined constant magic_quotes_active - assumed 'magic_quotes_active' in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0 Deprecated: Function mysql_numrows() is deprecated in /home/daldeeqc/public_html/assets/includes/functions.php on line 0 suxufiyiinta soomaaliyeed ee la dilay 21- kii sano 1991 – 2011 iyo kuwa caalamka ee la dilay 2011.
Friday January 06, 2012 - 01:00:21
21 – kii sano ee la soo dhaafay 1991 – 2011, baal madow ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed u furmay kadib markii horaantii sandkii 1991 -kii dilkii ugu horeeyay loo geystay 3 -dii weriye ee kala ahaa Cabdi Sheekh cali ,Mahad aadan Xasan ( MAHAD CADE ) iyo Maxamed Cali Xaange kuwaas oo loo dilay Qabiilkooda awgii, iyadoo aan wax talaabo ahna aan laga qaadn gacan ku dhiig layaashii geystay dilkaas waxashnimo, isla sanadkaas waxaa la dilay Cabdul qaadir Cali IIdle madaxii Radio muqdisho iyadoo aan sidoo kale wax tlaabo ah laga qaadin shakhsigii dilay. Wariyihii ugu horeeyay ee ajnabi ah ee lagu dilo Soomaaliya waxaa noqday JEAN – CLAUDE JUMEL oo u shaqeynayay FT-1 kaas oo la dilay 18 juun 1993 -kii, waxaana lagu dilay magaalada MUqdisho, maalin kaliya ayaa magaalada Muqdisho lagu dilay 4 weriye oo ajnabi, wuxuuna noqday dilkii ugu badnaa oo weriyayaal ajnabi ah loogu geysto soomaaliya 21 kii sano ee aynu soo dhaafnay 12 – kii July 1993 kii ayaana la dilay iyagoo howshoodii saxaafadeed ku dhex jira. Dhinaca kale Maxamed Muxudiin cali oo ahaa Tifaf tirihii wargeyska PANOROMA oo ah wargeyskii ugu horeeyay oo todobaadle ah ee kasoo baxa magaalada Muqdisho bur burkii dowladiii dhexe kadib ayaa noqday weriyihii ugu horeeyay ee qarax lala beegsado 29 -kii Disember sanadkii 2007 ayaana lagu dilay magaalada Muqdisho, Xasan Subeyr Xaaji Xasan, Maxamed Amiin iyo Cabdi Gafaar Cabdulaahi ayaa noqday weriyayaashii ugu tirada badnaa ee qarax lagu dilo 3-dii disember 2009 ayaana qaraxaas lagula beegsaday HOTEL SHAMO oo ku yaal magaalada Muqdisho oo ay xiligaas ka dhaceysay xaflad ay ku qalin jebinayaan arday soo dhameysatay kuliyada caafimaadka ee jaanacada BANAADIR. Sanadkii 2009 ayaa noqday kii ugu xumaa ee soomara taariikhda saxaafada Soomaaliya 10 weriye ayaana la dilay kuwaas oo 7 kamid ah lagu dilay Mqdisho halka 3 -da kalana lagu kala dilay Afgooye, Beled weyn iyo Kismaayo, dilkaas wuxuu sababay in tiradii ugu badneyd oo weriyayaal ay mar kaliya dalka ka yaacaan si ay uga bad baadaan xasuuqaas waxeyna dantu biday in Qaxotinimo ku joogaan dalalka dariska ah. Guud ahaan 45 weriye ayaa lagu dilay Soomaaliya 21 -kii sano ee aynu soo dhaafnay iyadoo 33 ka mid ah weriyayaashaas lagu dlay Muqdisho halka 12 -ka kalana lagu dilay AFGOOYE( SHABEELADA HOOSE ), JOWHAR( SHABEELADA DHEXE ), BELED WEYN ( HIIRAAN ), GAALKACYO ( MUDUG ), BAYDHABO ( BAY), KISMAAYO ( JUBADA HOOSE) iyo BAAR DHEERE ( GEDO ), dhinacakale mudo 7 sano ah ayey weriyayaashu Somali iyo Ajnabiba ka bad baadeen dilkii lagu hayay 1996, 1997, 1998, 1999, 2001, 2002 iyo 2004,.waxaase murugo leh in 4 -tii sano ee ugu dambeysay 2007 – 2011 uu dilka weriyayaasha uu kor u kacay kala bar oo bar ayaana la dilay 21 -kii sano oo aynu soo dhaafnay, 23 weriye oo 22 ka mid ah ay Somali ahaayeen, midna uu ajnabi ahaa ayaana la dilay, waxaana ugu dmbeeyay dilkii wxashnimada ahaa ee loo geystay CABDI SALAAM SHEEKH XASAN ( XIIS ) oo 18 kii Disember 2011 lagu dilay MUQDISHO kaas oo dhiigiisii weli sii qoyan yahay. Hadaba 21 sano kadib maxaa la gudboon suxufiinta Soomaaliyeed ma waxey ku sii jirayaan xaaladan murugada leh oo aysan jirin cid uga diir naxeysa mise waxey u istaagayaan in ay helaan isku duubni iyo midnimo u horseeda ugu yaraan in helaan hab ay ku mideysan yihiin oo ay dib ugu soo dhacsadaan xaqooda maqan isagana difaacaan cadowyadooda kala duwan oo ay ugu horeeyaan shakhsiyaad is huwiya magaca ururada saxaafada iyo xaquuqda aadanaha kuwaas oo ku dawaesada magaca suxufiinta soomaaliyeed wax qabadkooda iyo u gurmashada suxufiyiinta Soomaaliyeedna uu garaaf ahaan ka hooseeyo darajada EBER, waxeyna aqoon yahnada saxaafadu u arkaan wax qabadka shakhsiyaadka ku QARAABTA magaca saxaafada Soomaaliyeed NIN QAAWAN OO KOOFI MADAXA LOO SURAY. Bal aan isweydiino yaa u maqan AgOONTII , XAASASKII, WAALIDKII iyo EHELADII ay ka tageen suxufiyiintii la dilay ? YEY DARYEEL , DAAWO, IYO taageero KA SUGAYAAN suxufiyiinta soomaaliyeed ee DILKA, CUDURADA , CABSIDA iyo SHAQO LA ” AANTU HAREYSAY ? GOORMEESE lala xisaabtami doonaa gacan ku dhiig layaashii sida gar darada ah u dilay suxufiinta soomaaliyeed kuwaas oo ka kooban maleeshiyooyinka beelaha beelaha , kuwa al shabaab iyo CIIDAMO HUWAN MAGACA DOWLADA?. Waxaa hubanti ah in maalin uun waqtigu u hiilin doono SUXUFIYIINTA SOOMAALIYEED waxaase lama huraan ah waajib muqadas ahna ku ah suxufiinta in ALLE talo saartaan una istaagaan sidii ay uga gudbi lahaayeen xaaladan murugada iyo uur kutaalada leh, waxaana aragti ahaan soo jeedin lahaa in MAALINTA 1 – da JANAAYO LOO AQOONSADO MAALINTA BAROOR DIIQDA SUXUFIYIINTA SOOMAALIYEED, laga bilaabo maantana 01/01/2012 la bilaabo olole xoog leh oo af iyo adinba isugu jira si ugu yaraan loo helo hab lagu samata bixiyo suxufiyiinta soomaaliyeed si ay uga bad baadaan gunaadka lagu hayo. Magacyada sufiyiintii la dilay 1991 – 2011. Dhinaca caalamka markaan u leexano sanadkii inaga 2011 waxaa lagu dilay 66 weriye , lix toban boqolkiiba ayeyna kor u kacday dilka loo geystay weriyayaasha caalamka oo sanadkii 2010 aheyd 57 dhinaca kale 1044 oo weriye ayaa la dhaawacay,1959 kalana waxaa loo geystay weerar jireed, halka 71 weriye oo kalana la afduubtay, 20 ka mid ah weriyayaashaas waxaa lagu dilay BARIGA DHEXE HALKA 20 KALANA LAGU DILAY latin america, DALKA pAKISTAN OO KALIYA WAXAA LAGU DILAY 10 WERIYE WAANA SANADKII LABAAD OO PAKISTAN LAGU DILO.WERIYAYAAL INTAA LA EG, 3 weriye oo 2 Soomaali tahay midna uu ajnabi yahay ayaa lagu dilay Soomaaliy sanadkii tagay 2011. GUUD AHAAN KHASAARE CULUS AYAA SOO GAARAY XORIYADA SAXAAFADA SANADKII Greece, Belarus, Uganda, ChilE IYO USA, WXAANA KA DHASHAY MOWJADO |